Haddii ay jiraaan eraya aad hore uga fekertay, fadlan guji halkeer oo noo soo tebi, adiga oo sheegaya in magacaaga iyo addreskaaga lagu qoro halkan iyo in kale.
| Erayga qalaad | Erayga soomaliga | Waxa soo jeediyay | Sababayn |
| HomePage | Edeg | C.C.Cige (UK) | 12 Nov. |
| HomePage | Bog | C.C.Cige (UK) | 12 Nov. |
| DownLoad | Rog/Rogid | C.C.Cige (UK) | 12 Nov. |
| DownLoad | Daadgurayn | C.C.Cige (UK) | 12 Nov. |
| DownLoad | Sii rar | Faisal Cumar Ali | 12 Nov. |
| UpLoad | Soo rar | Faisal Cumar Ali | 12 Nov. |
| * | * | * | * |
| Floppy Disc | |||
| Hard Disc | |||
| Compact Disc | Saxan Cufan | Wargeyska Jamhuuriya | JAMH |
| * | * | * | * |
| Fixed Point Arithmetic | Xisaabta dhibicda qotonta | Jama Barreh | 13 Nov. |
| Floating Point Arithmetic | Xisaabta dhibicda sabaysa | Jama Barreh | 13 Nov. |
| Complement | dhammaystire | Jama Barreh | 13 Nov. |
| radix | Jama Barreh | 13 Nov. | |
| mantissa | Jama Barreh | 13 Nov. | |
| adder | isku dare | Jama Barreh | 13 Nov. |
| multiplier | isku dhufte | Jama Barreh | 13 Nov. |
| multiplexer | isku ururiye ??? | Jama Barreh | 13 Nov. |
| demultipexer | kala firdhiye | Jama Barreh | 13 Nov. |
Guji Halkan waxa ku taxan erayada u gaarka ah cilmiga xisaabaadka. Bal nala eeg.
ku noqo bogga Jama
ku noqo bogga Qaamuuska.
ku noqo bogga alif la kordhebay