Wixii talo ah u sheeg Jama Musse Jama
Hordhac. |
Xarfaha af-soomaaliga. |
Astooyinka xisaabta. |
Gogoldhig. |
Sida laga yaabo inaad la socoto, luuqadda Af-Soomaaliga waxa la qoray 1972-kii. Inkasta oo ay Somalia ka mid ahayd dawladihii yaraa ee Afrika ee sida geesinimadu ku jirtay ugu dhawaaqay in la hir galiyo luuqadooda ayaa hadana waxa wax lagu faano ah in eraybixintii la sameeyay ammintaasi ay noqotay mid guul lama filaan ah laga gaadhay. Guddigii eraybixintu waxa ay qabteen howl laxaad badan isla markaan aad u qiimo iyo sharaf badan. Si kastaba ha ahaatee howshaas waxaad moodaa in laga seexaday sii horumarinteeda. Nin la sugayow adna yaad sugi!. Waxaynu ka bilaabaynaa halka ku dhaafeen kuwii inaga horeeyay.
ku noqo bogga Jama
ku noqo bogga Qaamuuska.
ku noqo bogga alif la kordhebay