Xisaabfallada badankooda, xiriirada iyo fansaarada caanka ah
qaarkoodba, waxaa loo soo gaabiyaa astooyin caalami ah
oo la isla yaqaan. Tusahan soo socdaa waxaa uu sheegayaa
kuwo ka mid ah astooyinka loo siticmaalo xisaabta.
Hadii aan ilaaway qaar ka mid ah i xasuusi, kuwa ay ku qorantahay
"*", ii sheg soomali ahaan hadday jiraan, hadii kalena isku day inaad
u magac bixiso.