Boggan waxaa loogu talo galay in la is kula gorfeeyo doorashada erayo cusub oo ku saabsan xisaabta iyo computer-ka, fadlan isku day inaad ka qayb qaadato oo aad faaqidaad talo-dhismeed ah ah ku darsato.
Haddii ay jiraaan eraya aad hore uga fekertay, fadlan guji halkeer oo noo soo tebi, adiga oo sheegaya in magacaaga iyo addreskaaga lagu qoro halkan iyo in kale.
Erayga qalaad | Erayga soomaliga | Waxa soo jeediyay | Sababayn |
Compactness (sets) | |||
Mathemtical Induction | Xisaab Dhacameed | Siciid Suugan | 11 Nov. |
Descrete Mathemtics | Xisaab teelteel | Siciid Suugan | 18 Nov. |
Tends | Halabsanaya | Siciid Suugan | 18 Nov. |
Tends | haleelaya | Siciid Suugan | 18 Nov. |
recursive functions | fansaarada irmaan | Siciid Suugan | 18 Nov. |
* | * | * | * |
* | * | * | * |
Guji Halkan waxa ku taxan erayada u gaarka ah cilmiga kombuyuuterka. Bal nala eeg.
ku noqo bogga Jama
ku noqo bogga Qaamuuska.
ku noqo bogga alif la kordhebay